"Qurux" soo baddu #cagaarka kuma aha!? ilaahay -waagii uu #Badda walaaqayay/shubayay ama daadinayay- hadii uu cagaar Ka dhigi lahaa Ka warama? Dee laydhadh buluuga baynu u shidi lahayn si aynu uga badalno midabkii lagu abuuray!! Sababtuna waxaa weeye: aadanuhu waa ilaah aan wax abuuri Karin camal!!😂😂 Wuxuuna jecelyahay wax kastoo ilaah naqshadeeyay inuu dib u farsameeyo, dumarkuba ha ugu sii daraadeene (ilaahow madawga ma rabine maxaad iiga dhigtay? Waan is cadaynoo farsamadaada baan Kuu qurxine ha ii qasan, DUMAR BAA LAGA SOO WARIYAY😂😂) Waxaad moodi in aadanuhu uu ilaahay tartan adag Kula jiro. #waxyaalihii_ilaahay_aqoontooda_lakalinoqday durba qaarbuu aadanuhu ogaaday, sida aayadan إن الله عنده علم الساعة وينزل الغيث ويعلم ما في الارحام وما تدري نفس ماذا تكسب غدا... Roobku goortuu Di i Iyo waxa uu yahay ilmaha uurka Ku jira aadanuhu intuu ogaaday buu qosol Ku camirasho iyo cabsi isugu jiray ilaahay raaxada kaga qaaday😂😂😂😂😂😂 Wuxuu kaloo Ka masayray aayadda cariiqsigu Ka buuxo ee لن يخلقو ذبابا ولو اجتمعوا له "Daqsi ma abuuri karaan macaa hadii ay isugu tagaan." Inkastoo aayaddu Ku socotay #ilaahyo_kale hayeeshee aadanuhu isagaa caraysigaas qaatay, aqoonta biology ga iyo caafimaadka ee maantana waxay kasoo gudubtay (dib-u-abuurid استنساخ Oo waxaa loo socdaa in noolaha iyo dadka "dad-samee ga ah" ee aad filimaanta science fiction Ka ah Ku daawateen in goor aan fogayn iyagoo runa daaha laga qaado. Markasta oo aqoontu sii horumarto waxaa soo yaraanaya Kala duwanaanshihii u dhaxayn jiray #ilaahyada_iyo_aadanaha,😎😎