Waabaa beryay
Bilicsan
Arooryo baxsan
Maalin Boqran.
2025 on Tumblr: Trends That Defined the Year

Stranger Things
Sweet Seals For You, Always
Game of Thrones Daily
trying on a metaphor
todays bird
"I'm Dorothy Gale from Kansas"
Monterey Bay Aquarium

@theartofmadeline
let's talk about Bridgerton tea, my ask is open
Not today Justin
Xuebing Du
d e v o n
Keni

Andulka

One Nice Bug Per Day

Product Placement
seen from Australia

seen from United States
seen from United Kingdom
seen from United States
seen from United States
seen from United States
seen from Germany
seen from Brazil
seen from Iraq
seen from Azerbaijan
seen from Azerbaijan
seen from United States
seen from United States

seen from United States
seen from United States
seen from United States
seen from United States
seen from United States
seen from United States
seen from United States
@mrmoeadams
Waabaa beryay
Bilicsan
Arooryo baxsan
Maalin Boqran.

Anya is live and ready to show you everything. Watch her strip, dance, and perform exclusive shows just for you. Interact in real-time and make your fantasies come true.
Free to watch • No registration required • HD streaming
@statedept #UnReal_Terrorist: Maraykanku waxa uu Waqooyi Kore Ku sheegay "Dal argagixisada taageera!" Taas oo aniga iila muuqata Ku ciyaarid iyo si xun u isticmaalid eraygan #Argagixiso. 1) meeqa qarax/qawrac oo argagixiso ayaa dalkaasu fuliyay? 2) dalkee buu Ka fuliyay? Goormuu fuliyay? 3) magacyahood ururada argagixiso ee W/korea ay taageerto, dalalkee bay joogaan!? Waxa dunida Ka dhaca -oo badankiisa saxaafaddu sheegto- war baynu u wada haynaa, mana ogin dambiyo argagixiso oo waqooyi Korea fulisay ama ururo argagixiso oo ay hubaysay ama dhaqaale iyo tababar siisay👂👂 Sidaas awgeed #dal_argagisisada_taageera laguma tilmaami karo, maraykankuna wuxuu khalad Ka fahmay erayga ARGAGIXISO😂😂 1) Waqooyi Kore #waa_dal dadkiisa cabudhiya, oo kaligii taliye uu xaaraan Ku haysto, dadkiisana xuquuqdooda Ku tacadiya oo gumeeya. 2) waa Dal dadkiisa qayrkood Ka reebay oo macaluulin iyo maskax-ka dhaqid Ku sameeya. 3) waa Dal daris-xumo iyo daandaansi badan. 4) waa Dal aduunka dhibkuu Ku hayo ayaa Ka badan dheeftiisa. Isagoo Intaas oo dhan ah ayuusan (argagixiso-taageere) ahayn. Dambiyadu waa moocyo Kala duwan oo leh magacyo Kala duwan, hadii (tuug) wax xada aanse beenta sheegin lagu dhaho: (waa beenaale) -isagoo laga wado xatooyo ayuu sameeyaa oo xatooyada iyo beentu waa laba dambi- hadii sidaas loo hadlo waxaa soo baxaysa (aqoon Darro laga qabo tuuganimada iyo beenaale nimadu inay yihiin laba dambi oo Kala jaad ah) ama in u kas loo been sheegayo.
Halka Dadka qaar #Shaydaanka wax Ku akhriyaan oo ugu naaraan si uu u cararo, Dadka qaarbaaa #Rum ka waraabiya, iyagoo u dhansiiya si uu u rawaxo ama ugu yaraan #mood deggan u galo oo lugooyada u daayo😂😂 waxaase jira dad #xuquuqda_shaydaanka in lagu tunto aaminsan, iyagoo leh "shaydaan aan jirin baa la masabidaa, wax uusan wax Ka ogaynna lagu eedeeyaa" Tusaaleyaasha badan ee ay soo qaataanba waxaa kamid ah: in dadka sooma #afurka ay #bisinka u qabtaan, sidii isagoo uu shaydaan maanta dhan lasoomanaa!! @killdevilrum waa rum sidata magac shaydaan haduusan jirin iyo haduu jiraba marna uusan jeclaysteen 😎😎
. * Argagixiso Damiir maleh * Waxay dooxdo mooyee * Darisnimo sokeeyiyo * Dadnimiyo Asxaan ma leh. * Dalkastoo ay joogtaba * Dad la gawracaayiyo * Diinteedu waa dhiig * Dumin iyo colaad hurin. #Waa_maalintii jimcihii wadaad #masiixi ah baa suuqa lagu gawracay, dalka #masar. 😱😱
#Quruxda_ilaahay_sooMaJecla?? روى الإمامُ مسلمٌ في صحيحهِ عَنْ ابْنِ مَسْعُودٍ عَنِ النَّبِيِّ ص قَالَ: "إِنَّ اللهَ ...ٌ يُحِبُّ الْجَمَالَ..." Sida xadiisku sheegay "ilaahay quruxda wuu jecel yahaye" Markaa doomaha quruxda la dhaqaaqi Kari la' ee @fincantieriyachts ilaahay soo ma jecla? Mise gaalka sameeyay buu xugumkiisa siiyay oo doomuhu iyana way kufriyeenba? Mise quruxda ilaahay jecel yahay waa tii waayihii hore ee #Geela iyo fardaha iyo buuraha iwm oo qudha? Maxaase masalada u daliil ah -male awaal la aan-?? Waxaa Dal iyo dibadba buux dhaafiyay #wadaado aan suaalaha wakhtiga la socda Ka jawaabi aqoonin balse suaalo 7boqol oo sano kahor laga jawaabay uun inta dib u akhriyaan isla jawaabihii waagaas hore laga bixiyay dib u sheega!! iyagoo waliba ilaahay ugu mahad naqa inuu dalkooda iyo dadkooda u yeelay culimo aad u cilmi badan (iyagaa iska wadee)😂😂😂😂😂😂

Anya is live and ready to show you everything. Watch her strip, dance, and perform exclusive shows just for you. Interact in real-time and make your fantasies come true.
Free to watch • No registration required • HD streaming
"Qurux" soo baddu #cagaarka kuma aha!? ilaahay -waagii uu #Badda walaaqayay/shubayay ama daadinayay- hadii uu cagaar Ka dhigi lahaa Ka warama? Dee laydhadh buluuga baynu u shidi lahayn si aynu uga badalno midabkii lagu abuuray!! Sababtuna waxaa weeye: aadanuhu waa ilaah aan wax abuuri Karin camal!!😂😂 Wuxuuna jecelyahay wax kastoo ilaah naqshadeeyay inuu dib u farsameeyo, dumarkuba ha ugu sii daraadeene (ilaahow madawga ma rabine maxaad iiga dhigtay? Waan is cadaynoo farsamadaada baan Kuu qurxine ha ii qasan, DUMAR BAA LAGA SOO WARIYAY😂😂) Waxaad moodi in aadanuhu uu ilaahay tartan adag Kula jiro. #waxyaalihii_ilaahay_aqoontooda_lakalinoqday durba qaarbuu aadanuhu ogaaday, sida aayadan إن الله عنده علم الساعة وينزل الغيث ويعلم ما في الارحام وما تدري نفس ماذا تكسب غدا... Roobku goortuu Di i Iyo waxa uu yahay ilmaha uurka Ku jira aadanuhu intuu ogaaday buu qosol Ku camirasho iyo cabsi isugu jiray ilaahay raaxada kaga qaaday😂😂😂😂😂😂 Wuxuu kaloo Ka masayray aayadda cariiqsigu Ka buuxo ee لن يخلقو ذبابا ولو اجتمعوا له "Daqsi ma abuuri karaan macaa hadii ay isugu tagaan." Inkastoo aayaddu Ku socotay #ilaahyo_kale hayeeshee aadanuhu isagaa caraysigaas qaatay, aqoonta biology ga iyo caafimaadka ee maantana waxay kasoo gudubtay (dib-u-abuurid استنساخ Oo waxaa loo socdaa in noolaha iyo dadka "dad-samee ga ah" ee aad filimaanta science fiction Ka ah Ku daawateen in goor aan fogayn iyagoo runa daaha laga qaado. Markasta oo aqoontu sii horumarto waxaa soo yaraanaya Kala duwanaanshihii u dhaxayn jiray #ilaahyada_iyo_aadanaha,😎😎
#P30 adeerkeed bay hoosta kaga jirtaa, sidii iyadoo baasaha Ka dugsanaysa 😂😂 Yaa is miskiiminteeda ku dagmi, iyadaaba wax Ka shido badan oo shan iyo toban cirbadood oo yurub ahna hoosta Ku haysatee? Shar gudban 😂😂
. * Doontii xaasidnimadee * #Nuux uu dalbaday Kali * Dadka oo yar iyo weyn * Dhulka daadsan oo negi!!! * Duunyo iyo shimbiro iyo * Dugaagana Ka buuxsaday!!! * Tanaa dulundulcayn iyo * Dar-dar xoog ku Dhaaftoo * Dalxiiskana Ku fiican * Waase duni colaad iyo * Diihaal Ka buuxoo * Diraasooyin dabadood * Baa Dagaalka loo rogay ****** ****** ****** (Hello #Nabi_Nuux, How are you papa? Hadii malaaiguhu geeraarkan kusoo gaadhsiiyaan, jawaabtiisa oo maanso ah iyaga iigu soo dhiib, balse #awoowe qolkii huurka badnaa yaan la isla sugin🙌🙌🙌)
كفرنا بمردوخ وعصينا جميع الهة السومريين #Jerusalem wakhtigu waa 6:43PM waxaana dhacday #Qorraxdii_Maalinta_Sabtida, 8daqiiqo Ka hor bay dhacday. Dalalka Ka wakhti horeeyana waxaa gabbalkii sabtiidu u dhacayay: #Wellinton_NewZealand 9saacadood Ka hor, #Syney_Australia 7saac Ka hor #Kualalumpur_Malaysia 4saac Ka hor. Sidaas aad u jeeddaan maalintii #Sabtidu waxay inoo dhamaatay inagoo nabad ah, #Qiyaamihii_Ilaah_Marduukh iyo diintiisu inoogu goodinayeen ma uusan dhicin, #Diinta_Soomariyiintu inayna run iyo xaq toona ahayn baynu halkaa Ka ogaannay. كفرنا بمردوخ وعصينا جميع الهة السومريين ****** *** ** *** ****** Nasiib Darro, Dadkii hore u haytay diinta #Soomariyiintu dhacdadan wax kama baran doonaan, mana dhici doonto inay ka daba hadhaan ilaahyadoodii Marduukh ugu waynaa!! Sababtoo ah waxaa jooga #Mufasiriin iyo culimo diintaa Ku takhasusay oo dhacdadan ugu fasiri doona: 1) in ilaahyadoodu ay si kale wax ula jeedeen, iyagana ayna u bannaanay inay #Nusuus_Mutashaabihaat ah falanqeeyaan فَأَمَّا الَّذِينَ فِي قُلُوبِهِمْ زَيْغٌ فَيَتَّبِعُونَ مَا تَشَابَهَ مِنْهُ ابْتِغَاءَ الْفِتْنَةِ وَابْتِغَاءَ تَأْوِيلِهِ ۗ وَمَا يَعْلَمُ تَأْوِيلَهُ إِلَّا اللَّهُ Aayadaas camal bay #Injiilu_Soomar uga baadhi doonaan. 2) in ay caamo yihiin oo ayna iyagu nusuusta muqaddaska ah sixi Karin kana doodi Karin, iyagoo Ku aamusiin doona aayad u hadasha sidan: قُلْ أَأَنْتُمْ أَعْلَمُ أَمِ اللَّهُ 3) ama in #Qiyaamihiiba_uudhacay balse sida uu u dhacayay aan caqligoodu keeni Karin (fahmi Karin) maadaama ay arrin ilaahii ah tahay. مِنْ أَمْرِ رَبِّي وَمَا أُوتِيتُم مِّنَ الْعِلْمِ إِلَّا قَلِيلًا 4) ama waxay jawaab uga dhigi doonaan "in qofkii arrintaa Ka hadla uu diinta soomariyiinta Ka baxay, ayna #KuWaajibtay_Dil_XadduRidda ah" من أتاكم وأمرُكم جميع يريد أن يشق عصاكم أو يفرق جماعتكم فاضربوا عنقه كائنا من كان Nas u dhigma Kan ama kahoose bay u baadhayaan من بدل دينه قاقلوه (Saacad iyo 9daqiiqo Ka hor baan qoraalka diyaariyay)
#Tani Waa arrin wanaagsan, waa Shanghai oo macbad #Budhiis leeyihiin baa la jiidayaa si loo geeyo meel halkiisii hore kaga munaasib san👍👍👍. Waxaa iyana in lajiido oo la fogeeyo u baahan #masaajidda hoosta laga galiyay #isbitaalada, ee Dadka xanuunsan ay qayladooda Ka ladi la'yihiin, iyo #masaajidda #xafiisyada dawladda iyo #xeryaha ciidanka iyo booliska hoosta laga galiyay ee amaan darrada iyo qaraxyada loogula soo dhuunto, kuwaas baa Ka mudan in la jiido oo hadii ay jiidmi waayaanna #LaJajabiyo. Soo runtay ma aha?? Hadhow dadbaa inta si kale hadalkayga u fasirtaan dhihi doona "maxamuud wuxuu yidhi masaajidda Hala jajabiyo!" illeen waa dad fahanka naftiisa Ka jirrane 😂😂😂

Anya is live and ready to show you everything. Watch her strip, dance, and perform exclusive shows just for you. Interact in real-time and make your fantasies come true.
Free to watch • No registration required • HD streaming
🙏🙏 TANNA KA TALI: #Soomaalidu waa wada #Ehlujanno. Waynu ognahay inayna u baahnayn #camal_wanaagsan oo badan inay aakhiro u hor marsadaan oo #suaalaha_qiyaame iyo xisaabta ay qabaan waxaa kaga filan "ASHAHAADADA, tuktukashada, iwm" Markaana qiyaamada waxaa lagu dhihi doonaa (janada Geeya!!) #talo_xumada halkaa Ka dhici doonta waxay sababi doontaa inay janada Ku kulmaan kuwii bulshada Ku laayay: Siyaasad, CaadifadDiineed, Qabyaalad, ama iyagoo dhacayay, iyo dadkii ay laayeen, dhaawaceen ama dhibaateeyeen. Waana la is garanayaa, halkaas waxaa jaanis Ka Heli doona dhibaneyaashii eedii laga galay lagaga soo kiis baxay "LAA LAA, ILLA LAA* MUXAMADA, DAA DAA!" Amaan Darro iyo aargoosi inay janada Ka bilaan rabto markii la ogaado waxaa dhici doonta in waardiye loo yeelo #atooreyaasha janada dheeraadka Ku jooga. waardiye #malaaig ahna looma samayn Karo maadaama "low profile" inay ahaadaan la xeerinayo. Adiga qoraalkan akhrinaya waxaa Halkaas kaaga soo bixi karta shaqo waardiye nimo, (qasab ah ama istikhyaarkaa) Hub waawayn oo muuqdana waa yool oo ma qaadan kartid. waxaa dhici doonta/karta inaad bastoolad u baahato, ileen budh wax kaa celin maayee, 2dan bastooladood ee aan hadda sawirkooda soo qaatay baana ugu fiicnaan doona kuwa aad Ka dooran doonto -waa hadii qiyaamihii la sheegayay inuu soo guuxayo uu xili dhaw dhacee- Hadaba adoo jaaniska Ka sii faaidaysanaya 2dan kee baad dooran lahayd !? Mise midna ma dooranaysid oo waxaad qorshaysatay "waardiye noqo inaadan cidna Ka yeeli doonin, macaa hadii ay ilaahay noqoto!?" Anigu 2da midna ma doorteene, Waxaan dooran lahaa in labadaba la isugu Kay daro, hadiikale cidkale shaqada loo dirsado (shuruud) micnaha😂😂
Ma taqaanaan sababta #Soomaalida rooxaamaha iyo jimanku ugu dhacaan ee: 1. looga shido, ama 2. Looga Tumo, ama 3. Looga cuudiyo!? balse ayna #Cadaanka waxaasu ugu dhicin!? * Sababtu waxaa weeye qofka cad #Cuud iyo #Barfuum iyo #Udgoon oo dhan baa lagu anqariyaa, lagu biilaa, oo lagu qulaamiyaa -ileen dalalkoodaa udgoonkoo dhan soo saaroo agtooduu Ka buuxaa, inaga hayn fiicanoo jeebku ma ciilee- marka #Ruuxdoodu way dharagsan tahay wayna caafimaad qabtaa. * #Jidhku cuntada iyo cabida iyo ciyaaraha sariirta buu Ku noolyahay, #Ruuxdu udgoonka iyo aragyida muuqaalada qurxoon iyo dhagaysiga codadka macaan iyo muusigga baa nafaqeeya. Marka sababta soomaalida ay ugu dhacaan alaabtii aan hore usheegay waa: udgoonka iyo carafta ma soo saarno, kuwa aduunkaa kale sameeyee inoo yimaadana waa qayb iska tayo liidata iyo qayb iska qaaliya ah oo Dadka badankoodu ayna goyn Karin, inta goyn kartana ay Ku nacayaan siciradaas sareeya, Dhanka codadka macaanna #BbcSomali iyo #VoaSomali oo dagaal iyo isku dir Ka sheekeeya la dhagaystaaye codadka macaan lama badsado, iyadoo #muusiggiina Dadka ay wadaado casriya oo carabtu dhawaan soo dirtay Ka fadareeyaan. Marka dadkeena QOFKA RUUXDIISA GAAJAYSAN BAA JIN IYO ROOXAAMO CAMAL KA DUL HADLI.
@Politico The Trumpability Index Here are your top 10 Trump Country countries (If someone like Donald Trump were to run for office, they’d have a strong chance of being elected) 1. The Czech Republic 2. Italy 3. Russia 4. Turkey 5. Hungary 6. Azerbaijan 7. Poland 8. Bulgaria 9. Malta In 10th place, a tie: #France and the #United_Kingdom
😱😱😱#Turkigan_neefka ah #Buudha ayuu calyo Kutufayaa oo cagaynayaa dharbaaxayaa!! Waynu Ku daawannay! Ma aynaan dilin, qabanin ama maxkamadaynin, mana aynaan Ka dhiidhiyin waxa uu muslimkaasi diinta buudhiiska Kula kacaye waynu Ku daawanay!! 😱😱😱Tolow maxaynu samayn lahayn hadii #Quraanka horteena lagu candhuufeeyo oo lagu cageeyo, ama lagu gubo!? Sideenii baynu mudaharaadyo dhigi lahayn oo gubi lahayn macaabid iyo kaniisado!!😏😏😏ileen waxaynu nahay #ummad_Qalbicaruur ah oo oo aan cidna diinteena ixtiraamin hadii iyada teeda ixtiraam ayna u keenin loo miisi waayana madaxa kildhi madaw soo gashata oo qas iyo qaylo la beercadaata!!😏😏😏

Anya is live and ready to show you everything. Watch her strip, dance, and perform exclusive shows just for you. Interact in real-time and make your fantasies come true.
Free to watch • No registration required • HD streaming
Geedaha iyo Haadda Cabdalla iyo Cawaale The largest online collection of Somali poetry Waxaa dhaqanka ummad walba qeyb libaax ka ciyaara deegaanka iyo qaabka uu u rakiban yahay, xayawaanka duurjoogta ah iyo nimcoolayda, haadda samadaa kore heehaabta, iyo dhamaan bii’ada inteeda kale. Muddo gaaban ka hor, dhulka Soomaaliyeed wuxuu hoy u ahaa xayawaan iyo haad aad u tiro badan oo isagu jira nooc walba oo ku noolaan kara duruufaha geyiga Soomaaliyeed. Maroodi ilaa Hangaraarac inta u dhaxaysa noocii la doonaba wuxuu ahaa hortaa ka gal. Maahmaahaha, gabayada, dhaantada, heesaha, googaalaysiga, caraatanka iyo noocyo badan oo kale oo murti, madadaalo, iyo maamuus dhaqameed kale leh ayaa lagu qotomiyaa bii’ada iyo noolaha la falgala. Tusaale ahaan bal Maroodiga iyo Hangaraaraca aan xusnay aan midba maahmaah macno weyn oo ka mid ah kuwa ugu caansan maahmaahaha Soomaaliyeed ka soo qaadano. Waxay yidhaahdaan ”Maroodigu takarta saaran ma arkee ka kale ta saaran buu arkaa.” Waxay Soomaalidu maahmaahdaa isticmaashaa marka nin ceebtiisu dacyaal tahay uu qof kale mid ka muuqata farta ku fiiqo. Maroodi iyo takar bal farqiga u dhaxeeya day! Bal eeg cibbaarada ku dheehan maahmaahda iyo xikmadda Af-Soomaaligu leeyahay ee laga dheegan karo Abwaan Cabdullaahi Macallin Dhoodaan waa kii isagoo maahmaahdaa qalbiga ku haya gabayga mariyey beydkan aan is idhi beyd la miisaan ah gabayga hor iyo dib toona wuu ku yaryahay. Intuu maahmaahdii dhinaca kale u rogay ayuu yidhi isagoo Xamarna takar kasoo qaaday, Soomaali Galbeedna maroodi kasoo qaaday: - Takartaa maroodiga liqday yaan, soo tuf leeyahayee Waa Beyd takhayulka iyo gundheerida ku jirtaa caajis galiso maskaxda beyd-gaabka, damac iyo jamashana ku riddo maskaxda hal-abuurka yaqaana gabayga iyo godadkiisa. Xusuuso in abwaanka maahirka ahi mar walba arki og yahay beydka qotada dheer isla marka uu arkana uu qiro macnaha beydka siddii Sayid Maxamed Cabdille Xasanba u jantay beydkii laga soo wariyey Nuur Jiir Ibraahin ee ahaa: - Feedhaha miyaan uga qablamay, siddii libaax qoodh ah Waxaa la wariyey in Sayid Maxamed yidhi haddii Nuur Jiir maanta noolaan lahaa, oo intuusan odhan beydkaa fursad aan kaga gato heli lahaa 100 halaad iyo baarqabkoodii iyo 100 farasba waan u huri lahaa. Ha layaabin gacan furnaanta Sayidka maxaa yeelay deeqsi wuxuu ahaa gacantiisa bidix aanay ogaanin waxa ta midig bixinayso siduu isaguba isu sifeeyey; wax walba waw huraayaa ninkii, ii walaal noqone. Wuxuu kaloo ahaa siyaasi hal-murtiyeedka oo dhan in loo tiiriyo isagana laga wariyo jeclaa. Mar kale ayuu Macallinkii Abwaanadu awoodiisa halabuur si’aan aad u jeclaystay ugu muujiyey beydadkan aad ka dhadhansan karto ”Isa Seegga Hummaag” nooca loo yaqaano ee halabuuraha luxdani ku tuso iska-hor-imaadka ama kaafka iyo kala dheerida u dhexeeya laba shay tabartood ama taagtood si uu tusaale u siiyo dadka markaa dhagaysanaya. Waa Maroodi Cadhoole ah oo gaajooday dabadeed damcay inuu isagoon jiifka ka kicin daaqo, laacayna geed hamash ah oo caleen badani kasoo laalaado oo uu hoos galabeedkiisa jiifay. Geedkaas oo ka baxay badhtamaha xidhkii caanka ahaa ee Way Tol’ay. Wuxuu laxaad iyo itaal lahaa iyo wixii gaajo haysay wuu ka quustay mar qudha inuu hiigo laamihii hodanka ku ahaa caleenta curdanka ah. Inuu sarjoogsado oo uu qummaati u gaadhana wuu ka wahsaday. Isagoo dhareerinaya ayuu saa u jaleecay dabadeed hunguri-juqjuqay. Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa ”geed walba in gubtaa hoos taala.” Hangarale ay Hangaraaraca isku bah yihiin ayaa isna heeladkaa ka dhawaa waxaana sida Maroodiga haysay gaajo xun. Geedkii uu ka quustay ninkii duurjoogta ugu shin-u-dhaladsanaa ayuu Hangaralihii hamiyey inuu laan rudho isagoo waliba axmaqnimo ku tuhmaya Maroodiga. Wuu hanqaloocsaday saa wuu gaadhi waayey. War ha la i badhi-gantaalo ayuu yidhi saa wixii xammaarato aaga joogay ayaa isugu yimid oo baaciyey saa wuu gaadhi waayey. Habas is yar qolofodhinaya oo markaa isaga la weynaa oo wuxuu arkay dhinacaa taagan, war Habas bal isku day adigu? Habasna kac oo boodyoo inuu geedkii saro wuu ka quustay. Sheekada noocaa ah ee aanan cadli u samayn karin haddii aan tiraab ku gudbi is idhaahdo ayuu Macallinku afar beyd oo gaaban laakiin gabay dheer ku abtirsada kusoo gudbiyey. Bal akhri oo yaadan fajicin balaaqada ku jirta. - Maroodiga hurdaa geedka, uu jiifo hadhaciisa - Hiyigiisu daaq buu jeclaa, taana hidin waaye - Hanqaloocsay oo gaadhi waa, xiid haraadanuye - Kaasaay Hangaralihii dhulkiyo, Habasna laaceene Dhaqanka iyo asluubta ayuu inagu dhansiinayaa macanaha hodanka ah ee Af-Soomaaliga siduu isaguba sheegay. Maahmaahda labaad ee khusaysa hangaraaraca waa "Hangaraarac lug uma dhutiyo." Hangaraarucu wuuna fudud yahay oo laf iyo jiidh midna ma laha, wuuna lugo badan yahay hase ahaatee lugahaasi aad ayey u jilicsan yihiin oo way dhib yartahay inay kolba mid ama labo ka go’do. Lugtii dhacdaa waxay Soomaalidu ku qiyaastay inuusan waxba u noqonaynin markaa ayey maahmaahdaa kala soo baxeen. Waxaa maahmaahdan la isticmaalaa marka qofku waxyeelo gaadhay yaraynayo si uu uga soo qaado inaan intaasi waxba yeelaynin inuu kasoo kabtana aysan waqti dheer ku qaadan doonin. Haddaba waxba yaanan hadal kugu daalinin ee, dhaqanka Soomaaliyeed sida uuna reer guuraaga iyo miyiga uga maarmin ayuusan duurka iyo duurjoogtana uga maarmin. Waxaan qormaddan kuugu soo bandhigaynaa magacyada haadda godanka Soomaaliyeed ku dhaqan ama ku dhaqnaan jirtay iyo geedaha ka baxa ama ka bixi jiray isla godankaas. Waxa laga yaabaa haaddan qaarkeed inay u hijrootay dhulal kale, geedaha qaarkoodna nabaadguureen oo aysan haatan ka bixin dhulkii: Haadda Abooto Yaxaas Babow Balanboolo Baqalyo Bogcad Boqonloow Boor lab Buli Ciiro Cirsankayeedh Ciyoow Curcuri Daadwad Daa'uus Digiiran Diridiri Dhawdhawley Dhigloow Dhulwas Durdur Faadumo lo'ley Fiin Fiidmeer. Gabiyahandhoore Gablay Galaydh Gili Gilingil Gorgor Goroyo Guumays Guuguule Haad Geel Haawaycad Haawaymadoow Habas Haray Haraydhalacad Hilaac Horog Tuke Tunbuli Uurarweyn Himili Hud-Hud Huluq Jirri Juglay Kabaray Khayre Kooragu Kuraykanixis Mandad Odaygeedgal Qanbaroow Qolay Qudun-quuto Qunbulaa Xidinxiito Xusgal Xuunsho Yaryareey Waxaa jirta odhaah Soomaaliyeed oo tidhaahda qofkaasi ama waxaasi waa ama wuxuu noqday ”haad geed waayey.” Haaddu markay samadda ku daasho goorada ugu horaysa ee ay cagodhigato si ay u xuurtirato waxaa weeye geed korkii. Haddii haaddu geed weydo in kasta oo ay dhulka degi karto haddana waxaa la qiyaasay inaysan si fiican u nasan karin, maxaa yeelay cadowgeeda ayaa si dhib yar uga il-heli kara oo si gaadmo ah u kala goyn kara. Markiise ay geedka fiintiisa kore kasoo cakoodiso Malakumawt waa halkiisee waxay u badan tahay inaan si kadiso ah loo dhagrin. Qofkii ay talo ku ciirto, arxan iyo ciirsibana waaya, inta baddanna lagu tuhmayo in isagu saa isagu wacan yahay ayaa waxaa la yidhaahdaa wuxuu noqday haad geed waayey. Xikmadda Macallinka ayeynu ku iidaamanaynaa qoraalka ee isagoo dhiirigalinaya Soomaali, dhaqan xumo badan oo faaftayna la diriraya waa kii gabaygiisa cajiibka ah ee Xulub Socod la baxay ku lahaa: - Xirfad iyo garaad kii isbiday, ee xornimo gaadhey - Xeebaha dhulkiisiyo ma baran, geed xanjaala ah - Xukunna maa la ii dhiibto buu, xuuxda la hayaaye - Xikmadaha asaageen watee, xoogga lagu yeesho - Rag Allow maxaa naga xayira, waa xujiyo yaabe! Haddaba si aynu haadda u dajino, ninkaa xirfadda iyo garaadka is biday, xeebihii dhulkiisa iyo geedihiisiina aan kala aqoonin hasse yeeshee inuu taliyo oo wax xukumo uun doonaya aynaan ugu sifoobin bal aynu geedihii intii aan ka xusuusano taxno barshadoodana waqti ku bixino: Geedaha Ashacad Argeeg Askax Baar Baaxuur Babaay Badhi-booto Bal Balanbaal Barde Barkin Dhurwaa Baxar Saaf Beeru u eke Beeyo Biile Bilcil Bisiq Booco Booga Dhaye Bugle Buhood Bun Cadaad Caday Cagaar Canbe Canjeel Carmo Cayo Ciid Ciin Cilal Dacar Dal Damanyuluq Dano Dareemo Dhafaruur Dhagmaanyo Dhamas Dhammaajo Dharkayn Dhay Dhebi Dheen Dhidin Dhigri Dhiigsaar Dhikil Dhirindhir Dhunkaal Dhurbo Dhuundhas Dhuur Dhuuse ure Dhuyac Digir Dixi Doofaarqod Doonbir Duur Faramog Gaad Gabaldaye Gabro Gacandhi Gahaydh Galiile Galool Gasaangas Gawlale Garawle Geed Harag Geed-hindi Gob Gogobe Gomashe Goosay Gubtaanyo Gumar Gumre Hadi Handhurwaa Hareeri Higlo Himir Hohob Ilgeesh Ilko Caddeeye Iriir Jadeer Jaad Jaleefan Jaleelo Jarmi Jeerin Jiic Jillab Kabxan Kariir Labi Liin Liin dhanaan Like Maadh Madaxbuq Madheedh Madheedh Qoox Majabe Malmal Mandooye Maraa Marmar Mawe Mayay Maxaansugaa May Subag Maygaag Midhafur Mirdhis Mirimiri Moos Ontor Qabo Qadow Qalaanqal Qalfoon Qansax Qarari Qare Qare Dameeraad Qaydar Qudhac Qundho Raqay Ridhmo Sabansabdho Salaalmaco Sarin Sarmaan Sarmaanyo Siiq Tawaad Timir Tincad Tiin Tukelalmis Uneexo Urundhi Wacanri Wadhi Washaaqaar Xagar Xajiin Xamakoow Xamudh Xangeeyo Xankookib Xaskul Ximre Xoday Xule Xumboox Yaanyo Yaaq Yamaarug Yicib Yucub Geedaha laga midhaysto (qaarkood kor wey ku xusnaan karaan) Ashacad Askax Bacalol Bacaroor Carmo Ciid Dhaboobo Dhafaruur Garas Gomashe Goosay Himir Hohob Ilgeesh Jinow/caleenta Madheedh Maygaag Qaranri/afbuq. Tukalalmis Uneexo Wancari Xajiin Yicib Geedaha badhidooda la cuno (qaarkood kor wey ku xusnaan karaan) Cilal Coodan Dabanyuluq Dhidin Doonbir Faramog Like Mandooye Tindhad Xamakow Geedaha laga xabkaysto (qaarkood kor wey ku xusnaan karaan) Cadaad Gabro Gumar Jaleefan Jeerin Maraa Sarmaan Waadhi Geedaha xabagta lagato leh (qaarkood kor wey ku xusnaan karaan) Beeyo Caadaded Cadaad dhidin Foox Hadi Malmal Midhafur Xabag Hadi Waxaanu aragnay inaan aad looga hadal geedaha iyo haadda oo aynan ka helin qeybta ay ka mudan yihiin dhaqan uruuriyaasha Soomaaliyeed, ama Internetka ha ahaato ama buuggaagta ha ahaato ee. Waxaa kaloon aragnay jiilal dhan oo dhawaan soo kacay oo ay ka madowdahay aqoonta bii’adu. Waxaa dhacday, maalin maalmaha ka mid ah inaan nin saaxiibkay ah ku booqday gurigiisii. Kuray xaafadda joogay ayaan siday ku timid garanmahayo ee waxaan weydiinay inuu geel yaqaano iyo in kale. "Haah geel waa akhaanaa" ayuu si dhiiranaani ku jirto ugu jawaabay. Oo muxuu yahay ayaanu weydiinay. "Geel bahal waaye nooh" ayuu nagaga naxsaday. Waa la qoslay. Annagoo yarkii wali ku maadsanayna ayaa waxaa aqalkii aan fadhinay soo galay mid isaga ka weyn oo walaalkii ah. Waryaa, geel ma taqaanaa adigu, ayaan ula degdegnay isagiina? "Haa geel waa akhaanaa nooh" ayuu noogu jawaabay isna isagoon hadalka inna ku hakanin. Waa maxay geel? "Caanahaa laga shubtaa nooh" ayuu isna ku jawaabay! Ma hadal baa yaala! Waa lagu kala dhaqaaqay. Waxaan is leenahay jiilka nooca ah iyo dad kale oo badan ayaa ka faa’iidaysan doona qoraalkan aan cilmiyeysnayn ee sida butuluqsiga ah usoo dhex qaaday bii’adii dhulkeena. Wixii aanu khaladnay waa la sixi karaa kuwa aanu ka tagnayna adiguba waad taqaanaa ee soo dir. Waxaanu hubnaa in deegaanada Soomaaliyeed geedaha ama haadda qaarkood magacyo kala duwan loo yaqaano, sidaa daraadeed ha la yaabin haddii aad magacyada qaarkood markiiba soo dhufan weydo. Geedaha iyo haadda degaankaad ka timid laga helo ama laga yaqaano noo soo dir si aan dhamaan u helno intii suuragal ah. Cabdullaahi Cabdi Cabbaas & Cawaale Xuseen Cabdi [email protected]