Wax ka ogow Dhaxal sugaha saduudiga maxamed bin salmaan
Wax ka ogow Dhaxal sugaha saduudiga maxamed bin salmaan
Mohammed bin Salman, magaciisa oo buuxa waa Maxamed ibn Salmaan ibn C/casiis Al Sacuud oo loo yaqaan MBS, wuxuu dhashay Ogosto 31, 1985, xubin ka tirsan qoyska boqortooyada Sacuudiga waana dhaxal sugaha laga soo bilaabo 2017 iyo ra’iisul wasaaraha sacuudiga 2022, Wuxuu sidoo kale soo noqday wasiirka gaashaandhigga 2015 – 2022, Waxaa dhalay Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis iyo Xaaskiisa…
View On WordPress













