Taariikhda Weriye Axmed Xasan Cawke
Weriye Axmed Xassan Cawke wuxuu ahaa rugcadaa saxaafadeed oo intabada noloshiisa ku soo qaatay mihnada saxaafadda wuxuu ka soo shaqeeyey Raadiyo Muqdisho, BBC Somali, VOA, Horn cable iyo Universal Tv. Axmed Xasan Cawke wuxuu Ku dhashay magaalada Wajaale oo ku taalla xuduud beenaadka Soomaaliya iyo Ethiopia sanadkii 1943 ama 1942 kii, yaraantiisii waxa uu ku soo barbaaray magaalada Tog Wajaale,…









