Xammaas oo baahisay in maxbuus Israel u dhashay ku dhintay duqayn
Israel-(Berberanews)-Garabka hubaysan ee Xamaas ee Qassam Brigades, ayaa sheegay in Nadav Popplewell oo u dhashay Britain iyo Israa’iil uu u dhintay dhaawac ka soo gaadhay weerar cirka ah oo ay Israa’iil fulisay bil ka hor. Ku dhawaaqista kooxda ee Sabtidii ayaa timid saacado uun ka dib markii kooxda Falastiiniyiinta ay sii daayeen muuqaal 11 ilbiriqsi ah oo muujinaya Popplewell oo isha nabar ku…
View On WordPress










