Taariikh nololeedka Aamir Khan
Maxamed Caamir Xuseen Khaan oo loo yaqaan Aamir Khan wuxuu ku dhashay magaalada Mumbai ee dalka India March 14, 1965, waa mid ka mid ah jilayaasha ugu guulaha badan Bollywoodka India sido kalena loo yaqaano “Mr. Perfectionist of Bollywood”, waxa uu u guntaday sidii uu u noqon lahaa mid ka mid ah xiddigaha ugu waaweyn caalamka. Aamir Khan aabihiis wuxuu ahaa soo saare filim, adeerkiis, Nasir…










