Halka Dadka qaar #Shaydaanka wax Ku akhriyaan oo ugu naaraan si uu u cararo, Dadka qaarbaaa #Rum ka waraabiya, iyagoo u dhansiiya si uu u rawaxo ama ugu yaraan #mood deggan u galo oo lugooyada u daayo😂😂 waxaase jira dad #xuquuqda_shaydaanka in lagu tunto aaminsan, iyagoo leh "shaydaan aan jirin baa la masabidaa, wax uusan wax Ka ogaynna lagu eedeeyaa" Tusaaleyaasha badan ee ay soo qaataanba waxaa kamid ah: in dadka sooma #afurka ay #bisinka u qabtaan, sidii isagoo uu shaydaan maanta dhan lasoomanaa!! @killdevilrum waa rum sidata magac shaydaan haduusan jirin iyo haduu jiraba marna uusan jeclaysteen 😎😎
















