Xisbiga Kulmiye Laa’antiisa Dalka Denmarka Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Iyo Ku Xigeenkiisa
Copenhagen (Waaberinews) Munaasibadan oo ahayd mid si heer sare loo soo agaasimay kana soo qayb galeen dhaman qaybaha kala duwan ee bulshada reer somaliland  ee ku dhaqan dalka denmark gaar ahaan casimadiisa copenhagen iyo nawaaxigeeda waxaan loogu hambelyeynayey madaxwaynaha cusub ee somaliland iyo xukumadiiisa
Munaasidan oo ay soo qaban qaabiyeen xisbiga kulmiye laantiisa dalka denmark
Ayaa…
View On WordPress












