Africa: Maxaa ka socda Burkina Faso?
Africa: Maxaa ka socda Burkina Faso?
Burkino-(Berberanews)-Rasaas ayaa laga maqlay meel ku dhow madaxtooyada Burkina Faso, iyadoo ay socdaan howlgallo ay ciidamadu sameynayaan. Rasaas ayaa sidoo kale laga maqlayaa dhowr xero oo ku taal magaalada Ouagadougou, iyadoo askartu ay dalbanayaan in shaqada laga eryo taliyayaasha ciidamada, iyo dhaqaale dheeri ah oo lagula dagaalamo Islaamiyiinta xagjirka ah. Boqolaal qof ayaa isugu soo…
View On WordPress









