Wax ka ogow Mustafa Cagjar Madaxweynaha dowlad deegaanka soomaalida
Mustafe muxumed cumar wuxuu ku dhashay 1972 magaalada Awaare ee gobolka Jarar ee dhulka Soomaali galbeed, Waxbarashadiisa dugsiga hoose wuxuu ku qaatay dugsiga Awaare, wuxuuna ku sii dhamaystirtay Dhagaxbuur oo reerkoodu uu u guuray, halkaasoo sidoo kalena uu dugsiga sare ka galay. Waxbarashadiisii jaamacadda Waxa uu ka qalin jabiyay jaamacadda Addis Ababa halkaas oo uu ka qaatay shahaadada…
View On WordPress











