Kulmiye kodo ayuu ku dhacay ay adagtahay sida uu uga soo kabtaa?
Kulmiye kodo ayuu ku dhacay ay adagtahay sida uu uga soo kabtaa?
Xisbinimada iyo siyaasada meelna kama soo gasho in xisbiyada la iska saaro waayo marka horaba waxa lagu wada joogaa isfahan iyo aragti wiixii lagu kala Ra,ayi duwanaadana waxa lagu dhamaystaa Dood iyo madalo furan iyadoo loo danaynayo wadajirka xisbiga. Maraykanka intaas oo jeer ayay dhacday siyaasi ka horyimaad xisbigiisa aragtida uu wado hadana cidna kama saarto waxa kamid aha dadka sidan…
View On WordPress















