Xaalada kala-guurka Madaxtooyada (Lame duck) W/Q. Maxamed Cali-ruush
Dawladnimadu waa talaabo kasta oo la qaadaa inay ku jaan go’naato xeerarka la dhigtay ee dastuurku u laandheeraysan yahay. Macnuhu waa hanaanka maamul iyo hab-abaabulka siyaasadeed oo la la falgeliyo qaynuun. Sharciga ayaana ah faruuryo-xidhka dawladnimada iyo cida hoggaanka u haysaba.
Sida aynu ka wada warqabno, dalku waxa uu ku jiraa xaalad kala-guur ah ( Lame duck situation), oo maanta…
View On WordPress













