Habab aad subaxda hore firfircooni ku heli kartid adigoon u baahan cabista bunka ?
Qof kasta oo subaxda hore toosaa waxa uu inta badan dareemaa in uu u baahan yahay firfircooni dheeraad ah iyo in uu jidhka ku furfuro si caajiskii hurdadu uga wada kaco, waana sababta ugu badan ee ay dadku subaxda hore u cabbaan bunka. Laakiin dhibaatada jirta ayaa ah in dad badani aanay xiisayn cabbista bunka oo ay haddana dareensan yihiini n ay u baahan yihiin, ama in aanay cabbi karin sababo…
View On WordPress

















