WAR DEGDEGA MASUULIYIINTA WARBAAHINTA MADAXA BANAAN OO WARSAXAAFADEED SOO SAARAY
WAR DEGDEGA MASUULIYIINTA WARBAAHINTA MADAXA BANAAN OO WARSAXAAFADEED SOOÂ SAARAY
Anagoo ka kooban masuuliyiinta warbaahinta madaxa banaan ee somaliland waxaanu si iskayo ah iskugu xilqaanay inaanu xal u helno khilaafka mudooyinkii u danbeeyay ka taagnaa wasaarada warfaafinta somaliland una dhaxeeyay tiro suxufiyiin ah oo shaqada laga joojiyay iyo masuuliyiinta wasaarada warfaafinta.
Hadaba subaxnimadii hore ee saaka oo axad ah bishuna ay tahay 04-03-2018 waxaanu ku jarmaadnayâŚ
View On WordPress












