Cristiano Ronaldo oo ku dhawaaqay inuu ka tegay Manchester United.
Cristiano Ronaldo oo ku dhawaaqay inuu ka tegay Manchester United.
Ciyaaraha-(Berberanews)-Weeraryahanka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa si degdeg ah uga tagaya Manchester United. Go’aanka ayaa daba socda wareysi muran dhaliyay oo 37-sano jirku uu ku dhaleeceeyay kooxda oo uu ku sheegay in aanau “wax ixtiraam ah u hayn” maamule Erik ten Hag. Labada dhinacba waxa ay sheegeen in bixitaanka Ronaldo uu ahaa “mid la isku raacay”. “Kooxdu waxay uga mahadcelinaysaa…
View On WordPress









