Lamaanaha Wacan iyo Saamaynta nolosha ay ku leedahay
Lamaanaha Wacan iyo Saamaynta nolosha ay ku leedahay
Ragii hore ee Soomaaliyeed sahan dheer ayey ku qaadan jirtay inay hantaan lamaane ay dhan kasta ka eegeen sida quruxda, xishood ka, qoyska ay kasoo jeedo, gaarinimada, dhaqashada, dulqaad ka , IWM. Waxaa suurto gala inay 5 sano ku qaadato inuu xaas yeesho laakiin aakhir ka waa heli jiray wuxuu duur ka ugu jiraba tii Alle uqadaray isagoo ku xulanaya shuruudo isaga ugaara, qoys kaasina waxa uu…
View On WordPress










