Qufulladii xidhiidhka jacaylka oo laga saarayo buundada UK
Qufulladii xidhiidhka jacaylka oo laga saarayo buundada UK
Tobankii sano ee la soo dhaafay, boqolaal dad ah ayaa ku daray qufullada xidhiidhka jaceylka buundo ku taal magaalada quruxda badan ee Bakewell ee dalka UK si loogu dabaaldego jacaylkooda ama loo xasuusto qof ay kala lumeen. Waxay ka tarjumaysaa dhaqan lagu arkay goobaha dalxiiska ee adduunka. Si kastaba ha noqotee, qufullada Derbyshire ayaa laga yaabaa in mardhow meesha ka baxaan iyadoo maamulka…
View On WordPress












