Maxaad ka ogtay qisada jacaylka ee fanaankii Shay Mire Dacar
Maxaad ka ogtay qisada jacaylka ee fanaankii Shay Mire Dacar
Cabdilaahi Mirre Dacar oo loo yaqaanay Shay , waxa uu sanadkii 1960-kii ku dhashay magaalada Ceerigaabo oo ku soo barbaaray waxna ku bartay illaa dugsigii dhexe . Waxa uu ka mid ahaa dhalintii ubaxa kacaanka ee dugsiyada ka heesi jirtay 1970-yadii , laakiin qoyskiisu ma ogolayn in uu fanka hore ugu socda waxa ka hor yimi labadiisa waalid oo kala ahaa Mirre Dacar iyo Caasho Shire Cilmi sida uu ii…
View On WordPress











