Lammaane maalintii aqalgalkooda gurigoodii daad qaaday
Lammaane maalintii aqalgalkooda gurigoodii daad qaaday
Lammaane da ‘yar oo ku nool gobolka New South Wales ee Australia ayaa maalintii arooskooda ku beegnayd waxaa gurigooda qaaday daadad xoog leh. Deriska oo aad uga naxay ayaa duubay muuqaal muujinaya sariirtooda jiifka oo dul sabeynaysa biyaha daadka ka dib markii webiga uu karkaaraha jabsaday. Kumanaan qof oo kale oo ku nool xaafadaha hoose ee Sydney ayaa loo sheegay in laga yaabo inay guryahooda…
View On WordPress










