Madaxweynaha Ruushka oo digniin u diray Xulafada NATO
Madaxweynaha Ruushka oo digniin u diray Xulafada NATO
Rusia-(Berberanews)-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa dalalka reer Galbeedka ku eedeeyay inay sii huriyeen xiisadaha ka taagan Yurub, isagoo sheegay inay si khaldan u qiimeeyeen natiijada dagaalkii qaboobaa. Isagoo la hadlayay saraakiisha sarsare ee militariga Salaasadii, Putin wuxuu sheegay in Ruushku uu “si ku filan” uga jawaabi doono weerar kasta oo reer galbeedka ah, siina horumarin…
View On WordPress











