Haweenay Ruusha Oo Muddo Dheer Jeclayd Qaddaafi Oo Liibiya Ku Dishay Sarkaal Ay Ugu Aaraysay Kornayl Qaddaafi
#Haweenay #Ruusha Oo Muddo Dheer #Jeclayd #Qaddaafi Oo #Liibiya Ku #Dishay Sarkaal Ay Ugu #Aaraysay Kornayl #Qaddaafi
Qiso inta badan muddooyinkii ugu dambaysay ku soo noqnoqonaysay warbaahinta dunida oo aad u layaab badan ayaa ahayd markii shaaca laga qaaday sida uu u dhacay qorshe dil ah oo dhawaan loogu gaystay duuliye sare oo ka tirsanaan jiray ciidamada cirka ee wadanka Liibiya oo lagu magacaabo Maxamed Al Suusi kaasi oo ay qudha ka jartay haweenay u dhalatay dalka Ruushka iyada oo dilkaasi khilaaf…
View On WordPress














