Madaxweynaha Somaliland oo guddi u saaray mudaharaadkii khasaaraha keenay
Madaxweynaha Somaliland oo guddi u saaray mudaharaadkii khasaaraha keenay
Hargeysa (Berberanews)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa guddi wasiiro ah, u saaray in ay soo baadhaan sababta keentay mudaharaadyadii Khamiistii, khasaaraha ka dhashay, cida eedda leh, iyo sida xal mustaqbal oo waara loogu heli karo. Madaxweynaha, ayaa arrintan u xilsaaray Wasiirka Arrimaha Guddaha Maxamed Kaahin Axmed, Wasiirka Warfaafinta Saleebaan Yuusuf Cali Koore, Wasiirka…
View On WordPress












