Maxaad ka ogtahay shirka dhallinyarada Dan-mideeye?
Maxaad ka ogtahay shirka dhallinyarada Dan-mideeye?
Hargeysa-(Berberanews)-Koox dhallinyaro ah ayaa maanta shir ku qabtay magaalada Hargeysa, shirkan oo ujeedadiisa lagu sheegay in uu yahay mid lagaga hadlaayo arrimaha dhalinyarada gobolka saaxil . Shirkan oo ay soo abaabuleen dhalinyaro dano gaar ah leh, Kaas oo lagu soo qaban qaabiyay magaca dhalinyarada gobolka Saaxil Isla markaana ay ka soo qayb galeen salaadiin iyo shaqsiyaad caan ah oo ka…
View On WordPress










