Goobihii Waxbarashad Dawlada Oo Ardaydii Nadaafad Darro Iyo Biyo L’Aani Isugu Darsatay,Masuuliyiinta Wasaaraduna Hadal Aan Micno Ku Fadhiyin Ayay Tvyada La Wareegayaan.
Goobihii Waxbarashad Dawlada Oo Ardaydii Nadaafad Darro Iyo Biyo L’Aani Isugu Darsatay,Masuuliyiinta Wasaaraduna Hadal Aan Micno Ku Fadhiyin Ayay Tvyada La Wareegayaan.
Qaramada midoobay ujeedooyinka horumarka aduunka ay u dajisay,ujeedada labaad waxa ay dhigaysaa in caruurta aduunku inamo iyo gabdhaba ay dhamaystirtaan waxbarashada hoose.
Balse waxa la isku raacsan yahay in ay kow ka yihiin nadaafad darada iyo biyo la’aanta goobaha waxbarashadu in ay yihiin caqabadaha ugu waawayn ee hortaagan in ujeedadaa la gaadho,iyadoo nadaafad daradu saamayn ku yeelata…
View On WordPress