Baadiyi Nimaan Lahayn Bay Agjoogtaa…. By Aden Cadde
Baadiyi Nimaan Lahayn Bay Agjoogtaa…. By Aden Cadde
Marka uu hadlayo haasaawe macaane, Marka ay runta joogto hawraashe xumaale.. Markuu taariikha ka sheekeyn hadal wacane..
Dharkasta ninka ku jiraa ka soo baxa, qofka inbu Ademka haddii aad tidhaa waan bartey, ogaw wax baa kuu dhimane, Pro. Keenu markuu ka hadlayo nidaamka dawligi waxaad moodaa kii sameeyey in ay meel wadda joogeen, markuu kala dhigayo nidaamka dhaqan dhaqaale iyo siyaasaddu sidey…
View On WordPress












