Ghana: Qarax weyn oo sababay dhimasho badan iyo burbur
Ghana: Qarax weyn oo sababay dhimasho badan iyo burbur
Ghana-(Berberanews)-Tobaneeyo qof ayaa laga cabsi qabaa inay ku dhinteen kadib markii gaadhi siday walxaha qarxa uu ku jiidhay mooto galbeedka Ghana. Shilka waxaa ka dhashay qarax sababay dhimasho,dhaawac iyo burbur soo gaadhay boqolaal dhismo. Shilkan ayaa duhurnimadii maanta ka dhacay deegaanka Appiate, oo u dhow magaalada macdanta laga qodo ee Bogoso, oo 300km (180 mayl) dhanka galbeed ka…
View On WordPress
















