Muqdisho: ehlada dad la dilay oo diiday inay maydka aasaan
Muqdisho: ehlada dad la dilay oo diiday inay maydka aasaan
Muqdisho-(Berberanews)-Ehallada wiil iyo gabar wadadhashay oo xalay lagu dilay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in aanay maydadka ehelkooda aasi doonin illaa laga keeno askartii dishay. Xalay fiidkii ayey aheyd markii Sakariye Maxamuud Xuseen iyo Sowdo Maxamuud Xuseen ay haleeleen xabbado ay soo rideen askar la sheegay inay ka tirsan yihiin ciidammada dowladda federaalka ee Soomaaliya. Dilka…
View On WordPress














