Qarax dad ku dhinteen oo ka dhacay Muqdisho
Qarax dad ku dhinteen oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho-(Berberanews) –Ugu yaraan saddex qof oo shacab ah ayaa ku dhintay Qarax gaadhi oo caawa ka dhacay waddada Maka-Al-Mukaram ee magaallada Muqdisho.
Afhayeenka wasaaradda amniga ayaa sheegay in Qaraxaasi uu ka dhashay gaadhi laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarax, sida uu hadalka u dhigay balse muu sheegin khasaaraha ay ogyihiin ee ka dhashay Qaraxa.
Saraakiisha ciidamada dowladda ayaa…
View On WordPress
















