Liverpool diyaar ma u tahay in ay bixiso mushaharka Mohamed Salah
Liverpool diyaar ma u tahay in ay bixiso mushaharka Mohamed Salah
Cayaaro-(Berberanews)-Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in aanay diyaar u ahayn in ay bixiso mushaharka Mohamed Salah, taasoo albaabka u furaysa ka bixista. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Masar Salah ayaa ku jira 18-kii bilood ee ugu dambeeyay qandaraaskiisa, isagoo ku kacaya in ka badan 200,000 oo ginni isbuucii, welina wax heshiis kordhin ah umuu saxiixin Liverpool. Salah ayaa…
View On WordPress












