Dawlada kenya wakalahadalnay dhibaataynta dadkeena : xasan sheekh.
Dawlada kenya wakalahadalnay dhibaataynta dadkeena : xasan sheekh.
Mudane xasan sheekh Madaxweyna dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay inuu dhiggiisa Kenya kala hadlay in la joojiyo dhibaateynta dadka Soomaalida ah ee ku nool magaalada nairobi. Soomaali badan ayaa xabsiyada ladhigay howlgallo saf mar ah oo ay ciidamada ammaanka Kenya ka sameeyeynayeen xaafadda Islii ee magaalada Nairobi tan iyo 2 dii bishan. Dad gaaraya 82 qof oo howlgalladaas…
View On WordPress











