Ciidanka Kenya oo sheegtay inay sagaal Al-Shabaab ku dileen duleedka Baardheere
Ciidanka Kenya oo sheegtay inay sagaal Al-Shabaab ku dileen duleedka Baardheere
Ciidanka Kenya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa sheegay in dileen sagaal ka tirsan dagaalyahannada kooxda Al-Shabaab.
Afhayeenka ciidanka Kenya David Obonyo ayaa sheegay in xubnaha Al-Shabaab lagu dilay howlgal ka dhacay deegaanka Jungal oo ku dhowaad 40km dhanka galbeed kaga beegan magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.
Obonyo ayaa sheegay in maleeshiyada la…
View On WordPress











