Garbaduubka Gumaysiga Iyo Garab La Aanta Wadaniga Soomaaliyeed
Garbaduubka Gumaysiga Iyo Garab La Aanta Wadaniga Soomaaliyeed
Waxaan codsanayaa in qofkasta oo wadani soomaaliyeed ahi u akhriyo si miyir leh maqaalkan.waxaan kareebayaa tusmayn,araar iyo gogoldhig intaba maqaalkan.waxaan soo bandhigayaa dulucda qormadan iyo gunaanad.waxaan soo gudbinayaa suugaan waxaan meel iska dhigay hadal oo dhan.
Dalka soomaaliyeed waa dal muhiimad gaara u leh wadamada reer…
View On WordPress








