Dagaalkii Badar
Dagaalkii Badar oo loo aqoonsaday mid ka mid ah dagaalladii ugu muhiimsanaa ee soo mara taariikhda Islaamka ayaa Muslimiinta u horseeday isbedel weyn, muslimiinta oo uu horkacayo Nabi Muxamed (ﷺ) waxay dagaalkanla galeen ciidan ka tirsan Qureysh oo uu hoggaaminayay Abuu Jahal meel u dhow magaalada Badar ee gobolka Madiina. Dagaalkan ayaa sidoo kale lagu dilay madaxdii Qureyshi ee muhiimka ahayd…
View On WordPress









