Ma fahmi kartaan sababta #Culimadii waaweynayd ee #islaamku sidan ugu fakarayeen? Sababta ay u goaansadeen in #Caamada iyo muslimiinta badankood ay indhaha u ciideeyaan oo Ka qariyaan #Taariikhdii_Saxaabada_Rasuulka iyo hoogii iyo mashaqadii ay isku sameeyeen, mindiyihii ay iska asleen iyo maryihii dhiiga lahaa ee ay Kala furteen, iyagoo aduunyo uun isku dilayay!?? Sababta uu imaamku u leeyahay: احسن الكتب في معرفة الصحابة واكثرها فوائد الاستيعاب لابن عبد البر لولا ماشانه من ذكر ماشجر بين الصحابة... Sababta uu u durayo kitaabkan saxaabada Ka taariikheeya ee uu qoray #imaam isaga ka horeeyay ugana aqoon badnaa saxaabada iyo cilmaga ay wariyaan ee xadiiska?? Sababtu: wuxuu Ka baqayaa in la ogaado xaqiiqada! In la arko dhaqankii iyo falaadkii rag -maanta Markii magacooda lasoo qaado aad hogataan oo (radiyallaahu canhu) da gurtaan, oo sida ay ahaayeen aydaan fikirba ka haysanin! Ogaantas oo dhalin karta inaad tidhaahdaan: "war kuwan diin laga qaato daaye, sheegood ma banaana" #Caamo waa loo tashaday, mar waxa jira laga qariyo iyo mar #QulHuWalle laysugu meheriyo!! Hahahaha










