Ruushka oo sheegay in Maraykanku ku soo qaaday dagaal cad oo dhanka ganacsiga ah
Ruushka oo sheegay in Maraykanku ku soo qaaday dagaal cad oo dhanka ganacsiga ah
Mosco-(Berberanews)-Ra’isal wasaaraha Ruushka, Dmitry Medvedev, ayaa sheegay in cuno qabataynta cusub ee Maraykanku ku soo rogay dalkiisu ay ka dhigan yihiin in dalkaasi ku dhawaaqay dagaal cad oo xagga ganacsiga ah.
Medvedev wuxu sheegay in talaabadaasi muujinayso karti darrada maamul ee madaxweynaha Maraykanka, oo uu ku sheegay in uu Congress-kii dulleeyey.
Xeerkan uu madaxweyne Trump…
View On WordPress













