Siyaasiyiin Reer Borama ah oo Horkacaya Muuse Biixi oo Gaadhay Magaalada Borama
Siyaasiyiin Reer Borama ah oo Horkacaya Muuse Biixi oo Gaadhay Magaalada Borama
Borama – Wafti Ballaadhan oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa galin danbe ee maalintii shalay gaadhay Magaalada Borama ee xarunta gobolka Awdal, waftigani ayaa waxa horsocday siyaasiyiin reer Borama ah waxana ujeeddadoodu tahay inay ka qaybgalaan u dabaal dega xuska 18ka May ee magaalada Borama oo berri ka dhaci doona khayrida weyn ee Magaalada Borama.
Dhin…
View On WordPress










