Xukuumada Muqdisho oo Joojisay Duulimaadyadii Hargeysa iyo Muqdisho iyo Somaliland oo Ka Jawaabtay
Xukuumada Muqdisho oo Joojisay Duulimaadyadii Hargeysa iyo Muqdisho iyo Somaliland oo Ka Jawaabtay
Harowo – Xukuumadda Somaliland ayaa shalay si adag uga Hadashay Xayiraaddii ay Dowladda Somaliya ku soo Rogtay Duullimaadyadii isaga gooshi jiray Magaalooyinka Hargeysa iyo Muqdisho, kaddib markii Dowladda Soomaaliya ay ku eedeeyeysay Somaliland inay u dhaqmayso sidii waddan ka madax-banaan Somaliya inteeda kale. Wasiir ku-xigeenka Amniga ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse…
View On WordPress