SIDA CARABWEYN U FASHILANTAY AYAY SOMALIWEYN U FASHILANTAY
SIDA CARABWEYN U FASHILANTAY AYAY SOMALIWEYN U FASHILANTAY
Jamhuuriyadda Somaliland waxaa leh ummadda Somaliland. Ciddii aan u dhalan waa inay sharci ku joogaan haddii kale ka baxaan intaan la tarxiilin sida Jabuuti iyo DDS ama dalalka kale ee adduunka. Adduunka kama jirto dal iyo dawlad aan la kala lahayn oo fawdo ah. Somaliweyn way kala leedahay dalalka iyo dawladaha. Somaliweyn waxaa ku shaqaysanjiray dad gaar ah oo ku boobijiray dawladnimada…
View On WordPress














