Farriin ku socota culimada Ummadda Somaliyed
Farriin ku socota culimada Ummadda Somaliyed
W/Q:Abwaan Cabdi Kariim M.Cadde(Qaamuus) Qormadan iyo maansadan Yar ee la socotaa waa Fariin Aan Maanta U dirayo Culimada soomaaliyeed waxaanan leeyahay waa aragtidayda oo badhax tiran ee shifo ku afsaara shar idiin ma lahee : Caalimka Soomaaliyeedow :waxaynu nahay umad ab iyo isir leh oo lagu tilmaamo umadaha ugu faca weyn dunida  oo la yidhaa soomaali, carab ma nihin mana noqon karno  lamana…
View On WordPress










