Alahayaw Maxaa Gidaar Dhagax La Noo Dhigay
Alahayaw Maxaa Gidaar Dhagax La Noo Dhigay
Asalaamu calaykum wa raxmatulaah.aqoontu waa iftiin waa dharaar cad cadceedoo badhtamah cirka joogto oon daruur lahayn duhur cad oo nuurka soo daysay.aqoon laaantuna waa habeen dam ah gurcud moogagaanyo oo ishaa hadii far lagaa gelinaayo aanad iska arkayn.ilaahay baana quraankiisa kariimka ku cadeeyay in ayna siinayn kuwa cilmiga iyo aqoonta leh iyo jahaku hadheeyay.hadaba an u soo dhaadhoco…
View On WordPress








