Xog:- Qaraxii DAALLO oo Khal Khal Amni Galiyay Garoonka Diyaaradaha ee Hargeysa
Xog:- Qaraxii DAALLO oo Khal Khal Amni Galiyay Garoonka Diyaaradaha ee Hargeysa
Harowo – Wasiirka duulista iyo hawada maamulka Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Caddaani), ayaa goordhow amar kusoo rogay maamulka iyo Saraakiisha Ciidamada Garoomada maamulka S/land.
Caddaani, ayaa sheegay in Maamulka iyo Saraakiisha ciidamada Garoonka lagu amray feejignaan dhanka amaanka ah, waxa uuna maamulka ugu baaqay inay la socdaan dhaqdhaqaaqa musaafuriinta.
Caddaani, waxa uu…
View On WordPress









