Dablay Hubaysan oo afar nin ku dilay Gobolka Sool
Dablay Hubaysan oo afar nin ku dilay Gobolka Sool
Laascaanood(Berberanews)-Barkac xoogan ayaa ka bilaaay deegaanka Cagaare oo dhaca Koonfurta degmada Laascaanood kaddib markii dabley halkaa ay ku dileen Afar ruux sida uu HOL u sheegay Maxamuud Warsame Cali oo ku sugan Karin-dabayl-weyn.
Goob joogahan ayaa sheegay in dabley hubeysn ay rasaas ku fureen dad ku sugnaa goob maqaaxi ah waxaana la sheegay in Afar ka mid ah dadkaasi dhinteen.
Ragan …
View On WordPress












