Digaagga Iyo Kalluunku Waxay Yareeyaan Khatarta Caafimaad, Barootiingka Ugu Fiicanna Waxaa Laga Helaa Cuntada Waddaniga Iyo Khudradda
#Digaagga Iyo #Kalluunku Waxay Yareeyaan Khatarta #Caafimaad, Barootiingka Ugu Fiicanna Waxaa Laga Helaa #Cuntada #Waddaniga Iyo #Khudradda
Cilmibaadhis ay sameeyeen khubaro Maraykan ah oo ka tirsan jaamacadda caanka ah ee Harvard ayaa daahfurtay in cunista barootiinka aan lahayn dufanka sida lawska, hilibka digaagga iyo kalluunku ay yarayso khataro caafimaad oo qaarkood nolosha halis ku yihiin. Waxa ay daraasaddu sheegtay in saddexdan cunto ay caafimaadka uga fiican yihiin hilibka xoolaha, Beedka iyo weliba cuntooyinka caanaha laga…
View On WordPress











