Faallo: Ma diimuqraaddiyadidi Somalilanhdbay wax iska badaleen, oo dalka waxa u taliya Xukun Milatari?, mise xildhaano lagu soo doortay qabyaaladbaa, madaxtooyada ku eedaynaya qabyaalad?
Faallo: Ma diimuqraaddiyadidi Somalilanhdbay wax iska badaleen, oo dalka waxa u taliya Xukun Milatari?, mise xildhaano lagu soo doortay qabyaaladbaa, madaxtooyada ku eedaynaya qabyaalad?
  Golaha baarlamaanka Somalland waxa la odhan karaa amase uu yahayba, golaha kaliya ee golayaaasha qaranka ee shicibku kusoo doorteen magac qabiil iyo magac qooys iyo qaraabo iwm. Mid waliba oo iyaga ka mid ah, wuxu kusoo baxay ‘Tola’ayeey taageeraan rabaa’ . Iyadooy sidaas tahay hadana waa golaha xubnihiisu dacayeen dadkii soo doortay, ee sheegta inay yihiin wakiilo qaran, wakiilo qaran…
View On WordPress