DHAAGEEYSO: Xil. Axmed Suge "Jawaari siyaasada Bay & Bakool yuusan Baarlamaanka Keenin"
DHAAGEEYSO: Xil. Axmed Suge “Jawaari siyaasada Bay & Bakool yuusan Baarlamaanka Keenin”
Kadib markii uu shalay baarlamaanka oo buuq ka socday lagu qeybiyey mooshinka ladoonayo in xilka looga qaado R/wasaaraha halkaasoo qaar kamida xildhimaabada ay ku jeexjeexeen waraaqihii loo qeybiyey ayaa buuqaas kadib lagu kala dareeray fadhigaasi.
Gudoonka baarlamaanka Prof. Jawaari ayaa saacado kadib soo saaray war qoraal ah oo uu ku sheegay inuusan dhici karin wax cod ah oo laqaadi doono…
View On WordPress














