Sawiro:- Madaxweynaha Soomaaliya oo Lagu Casuumay Jaamacadii uu Ka Baxay ee India
Sawiro:- Madaxweynaha Soomaaliya oo Lagu Casuumay Jaamacadii uu Ka Baxay ee India
Harowo – Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa booqday magaalada Bhopal ee dalka India oo si weyn loogu soo dhaweeyay, iyadoo ay tahay magaaladii uu uga baxay machadka macalimiinta farsamada iyo cilmi baarista intii u dhaxeysay sanadihii 1986kii ilaa 1988kii.
Maamulka iyo macalimiinta machadka uu muddada ardayga ka ahaa ayaa xaflad heer sare ah u sameeyay…
View On WordPress











