Xog Muujisay Sida Dadka Adduunku U Kala Filasho Wanaagsan Yihiin Rajada Mustaqbal Iyo Soomaalida Iyo Pakistanta Oo Noqday Kuwa Ugu Filasho Xun!!
#Xog Muujisay Sida Dadka Adduunku U Kala #Filasho #Wanaagsan Yihiin Rajada #Mustaqbal Iyo #Soomaalida Iyo #Pakistanta Oo Noqday Kuwa Ugu #Filasho Xun!!
Shacabka wadanka Sucuudi Carabiya ayaa noqday shacabka ugu filashada wanaagasan dhinaca rajada musatqbal marka laga hadlayo sida ay mustaqbalka u arkaan iyo waxa ay ka filanayaan shucuubta kale ee Carabta ahi. Shacabka Sucuudigu waxa ay dhinaca shucuubta adduunkana ka galeen kaalinta 12aad daraasaddii ugu dambaysay ee dabayaaqadii sannadkan 2015 laga diyaariyay sida ay shucuubta adduunku ugu kala…
View On WordPress







