Waddani Oo Sheegay Inay Kalsoonida Kala Noqdeen SONSAF
#Waddani Oo #Sheegay Inay Kalsoonida Kala Noqdeen #SONSAF
Guddoomiyaha Garabka dhalinyarada xisbiga Mucaaridka ee Waddani Maxamed Sidiiq Dhamme ayaa sheegay inay kalsoonidii kala noqdeen dallada ay ku bahoobeen ururada aan dawliga aheyn ee SONSAF.
Maxamed Sidiiq Dhame oo shalay warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa waxaa dallada SONSAF ku eedeeyay in ka baxday dhexdhexaadnimadii ay bulshada u matalaysa maaddaama xubno katirsan hoggaan sare ee…
View On WordPress










