Waxaa jirey maraykan wiil dhalinyaro ah oo jiif la yidhaahdo........ Jiif waa ninkii ugu yaraa ee shahaadada masterka qaata Jiif maalintuu qalin jabinaayay ayaa la damcay in la maamuso oo la muujiyo inuu yahay nin yar oo shaqo wayn qabtay , balse halkan ka dhagayso waxa ku dhacay Sh. mustafe ayaa ka waramaaya













