Somaliland oo baadhitaan ka bilowday Jaamacadaha Abaarso iyo Barwaaqo
Somaliland oo baadhitaan ka bilowday Jaamacadaha Abaarso iyo Barwaaqo
Hargeysa-(Berberanews)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa baadhis ka bilowday Xarumaha Jaamacadaha Barwaaqo iyo Abaarso oo ay jiraan tuhuno muujinayaa falal lidi ku ah Diinta iyo Islaamka. Wasaaradda Diinta iyo kaashanaysa wasaaradda waxbarashada ayaa sheegtay in baadhis ku wado jamaacadahaasi madaama ay bulshadu ka biyo diiday . qoraal kooban oo kasoo baxay wasaaradda waxbarashada ayaa u…
View On WordPress















